MAAL GELI  XANAANADA MAYA DAGAALKA!

  • $ 800 billion ayaa sanadka lagu qarashgareeyaa miisaniyada ciidamada ee dunida .

  • $ 40 billion ka badan dagaalka America

  • $ 80 billion waxay suuro galinkartaa lagama maarmanka nolosha – biyaha , dawada, saldhigga cafimadka,nafaqada,waxbarashada & dakhliga midka u yar

2001trl.gif (12410 bytes)


BAAQA 3aad EE HAWEENKA DUNIDA
8 MARCH 2002
maalinta Haweenka dunida u soo banaanbax

 

XOOLAHII MAALQABEENKA AAD AYEEY UBATEEN – MARKEY INTEENA BADAN IN YAR AAN HAYSANO.

U baaq si

ADDUNYA QIIMEYSA SHAQADA HAWEENKA  OO IDIL& NOLOSHA QQOFKASTA — MAAL GELI  XANAANADA MAYA DAGAALKA

U baaq si loo ciribtiro

Dagaalka cusub ee America’ & dagaal oo idil - haweenka & caruurta waa kuwa uugu badan wax ladilo & 80% qaxootiga 

Caalameeynta – ciribtir mushaar la’aanta, mushaarka hoose & shaqada badan dunida guud ahaan

 

HAWEENKA & GABDHAHA WAXAY QABTAAN 2/3 SHAQADA DUNIDA.    DAQLIGOODU WUXUU KAYAR YAHAY 5%. 2/3 SHAQADAASU WAA MUSHAR LA’AAN.

 

BAAQA HAWEENKA DUNIDA CODSIGIISA

  • IN LAGU BADALO DHAMMAN SHAQOOYINKA XANAANADA – musharo, hawlgab, dhul & waxsoosaar kale. Maxaa ka qiimo badan in laxanaaneyo caruur & cid kaleba? Maal geli nolosha & dhaqaalaha bulshada,maya misaaniyadda ciidamada & xabisyada.
  • Sinaasho waxugu wadaqeeybi ,haween & rag suuqa addunka.
  • Bixinta fasaxa dhalmada,fasaxa nuujinta & xuquuqda kale – jooji
  • in nala ku ciqaabo haweenimada.
  • Ha bixin ‘DENTA DUNIDA SADDEXAD‘. Waxba maqabno  anaga ayaa wax nala kaqabaa.
  • Biyo nadiifa , xanaano caafimaad ,guriyeen ,gadiid,fardhigid.
  • Tabar&tecnology aan wasaqeysneeyn,taasoo soo gaabisa waqtiga shaqada ,Geddigeen waa u baahanahay kariso,qaboojiye,makinad dhaqda,computers waqti firaaqo ah!-
  • Difaac & magan galyo xagga dhac & isdabasocodka ,haku jiraan kuwa ka yimaada ehelada&dadka madaxda ah.
  • Xornimada dhaqdhaqaaqa.maalqabenku waxay u safraan xuriyad, maxay dadku u helikarin middas.

Ka la soo xariir.

Home