DHAQAAJI HADDA
BANAMBIXII 2aad EE HAWEENKA DUNIDA
8 MARCH 2001-
maalinta Haweenka dunida
u soo banaanbax
- SI DUNIDU U QIIMEYSO SHAQADA HAWEENKA OO IDIL &NOLOSHA
HAWEENKA .
- IN LAGA JOOJIYO HAWEENKA SHAQADA LACAG LA ANTAH, MUSHARKA
YAR & SHAQADA BADAN
|
Malintii haweenka addunka ee2000 ,haweenka
mushaareyda iyo kuwa mushar laaantaa ee 65 dalal waxay ku sooxirmeen banaanbixii
dunida ee1aad, kaasoo ay ku baaqeen iskuna dubarideen ololaha caalamiga ee u dagaalanka
musharada shaqada guriga. 8 March 2001, haweenka
& gabdhaha waxay u banaan bixidoonaan codsashada mujtamaca in uu maalgeliyo qofkasta
si ayna in yar oo kaliya umuuqan. |
Hadaan
haween ahay dalkeeygu waa dunida oo idil.
HAWEENKA & GABDHAHA WAXAY
QABTAAN 2/3 SHAQADA DUNIDA. DAQLIGOODU WUXUU KAYAR YAHAY 5%. 2/3
SHAQADAASU WAA MUSHAR LAAAN.
Meelkasta oy dadku joogaan waxay weydiisanayaan bedel guud
ahaan ee mudnaanta. Haweenka &gabdhaha waxay tahay shaqadoodu iney caruur dhalaan
,nuujiyaan ,koriyaan &ineey dunida dhammanteed xanaaneeyaan.
Balse ,hawshaan lagama maarmaanka ah ee nolosha &mujtamaca
ku saleeysan lama qiimeyn ciddi qabateyna waa layasay.
Si loga gudbo xaqirada haweenka waxaa loogu baaqayaa in ay
ragga wax laqeeyb sadaan ,lana tartamaan . Waxaan baabiineeynaa shaqada saaidka
,mushaarka hoose iyo qaybinta-ka midtahay ilaalinta soogelitanka dadka taasoo daboleysa
musharka liita iyo xaaladda shaqada dunida .
Iskaashatooyin ayaa ku dooday lahashaha aburka& miraha
sidaadarteed suuqa addunka wuxuu sii dheereyn karaa addonsiga & in cid kale nalaku
dhallan rogo.
Duni ka bilaabeysa bahida dadka ,maaha ineey ku daboosho
hunguri badan-rag iyo haween kala saarlaaan ,midab kala sooc , daa ama wax
kasta oo kalasooc ah.
Marka ay haweenku xaq u yeesheen in ay caruurta iska joojiyaan
.
Waa inaan xaq u yeelanaa in aan caruur dhaloono markaan rabno
,in aan nuujino haddaan doorano & in aan waqti u helo ayaga iyo intaan jecelnahay.
Waxaa naga badatay in naloo sheego in aanu u hogaansanaano suqa
dunida !
BAAQA HAWEENKA DUNIDA CODSIGIISA
- IN LAGU BADALO DHAMMAN SHAQOOYINKA XANAANADA musharo,
hawlgab, dhul & waxsoosaar kale. Maxaa ka qiimo badan in laxanaaneyo caruur & cid
kaleba? Maal geli nolosha & dhaqaalaha bulshada,maya misaaniyadda ciidamada &
xabisyada.
- Sinaasho waxugu wadaqeeybi ,haween & rag suuqa addunka.
- Bixinta fasaxa dhalmada,fasaxa nuujinta & xuquuqda kale
jooji
- in nala ku ciqaabo haweenimada.
- Baabiinta Deynta Dunida Saddexad taasoo
culeyskeedu saaran yahay haweenka & gabdhaha. Waxaanu leenahay in kabadan inta nala
kuleeyahay
- Biyo nadiifa , xanaano caafimaad ,guriyeen ,gadiid,fardhigid.
- Tabar&tecnology aan wasaqeysneeyn,taasoo soo gaabisa waqtiga
shaqada ,Geddigeen waa u baahanahay kariso,qaboojiye,makinad dhaqda,computers waqti
firaaqo ah!-
- Difaac & magan galyo xagga dhac & isdabasocodka ,haku
jiraan kuwa ka yimaada ehelada&dadka madaxda ah.
- Xornimada dhaqdhaqaaqa.maalqabenku waxay u safraan xuriyad,
maxay dadku u helikarin middas.
Ka
la soo xariir.
Home
2001
Home
2002 |